DF oo Shaacisay in Al Shabaab looga dilay Yasooman 75-nin kuwa kalana nolol lagu qabtay

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka xoogga Soomaaliya ay wehliyaan maleeshiyo beeleed iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Yasooman oo katirsan gobolka Hiiraan. Deegaankan oo horey u joogeen xubno katirsan Al Shabaab waxaa weerar culus ku qaaday ciidamada huwanta ah, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal dhiig badan ku daatay oo dhax maray … Continue reading DF oo Shaacisay in Al Shabaab looga dilay Yasooman 75-nin kuwa kalana nolol lagu qabtay